← All graduates
Class of 2026

Content Creation for Business
Abdifitah Abdullahi Osman
Freelance work in 2years at Astaan content creator
- Programme
- Content Creation for Business
- Graduated
- 2026
- Status
- Studying
- Based in
- Mogadishu
Waxaan ahay Abdifaatih Abdullahi Osman, xirfadle ka shaqeeya Content Creation, Video Editing, Graphic Design iyo Multimedia. Waxaan leeyahay xirfad iyo xiise ku saabsan samaynta muuqaalada iyo naqshadaha hal-abuurka leh.
